Ra’isul Wasaare Xamse oo u Mahadceliyay guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga joogtada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka  iyo Guddiga Joogtada ah. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Shacabka uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada. Xamse Barre ayaa sheegay in golaha shacabka qabteen shaqooyin … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse oo u Mahadceliyay guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga joogtada (Sawirro)